KIIN JAAMACquot BUURTAYDA BURAHA U DHEER SHOWGII Djibouti











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=6d7RFWCebgQ

One of the most iconic Somali singer Kiin Jamac. live show in Djibouti • Artist voice: Kiin Jamac yare • Song name: buurta yada buuraha u dheer • Released on : 2024 - July - 08 • production: @SomaliNewEntertainment • ♪lyrics writer♪ • Buurtayadaa buuraha u dheer • Hadaan ugul guud u baxo • Oon baroortiyo qaylo diro • Baahidayda bilo ogaa • Heey yaa aadooy hunooy yaa • La hobaalin hoobalow waa • Toban jirkii taawada an galay • Iyo tilmaanta Halkaan ku waday • Tusmo reeka Anoon u dayin • Tacab khasaar bay igu wadaan • Heey yaa aadooy hunooy yaa • La hobaalin hoobalow waa • Hooyadii buux bay tidha • Ana bulaale cadaan idhaa • Waxaa bulaaluhu wuu koraaye • Ma korihii mala korinayaa • Heey yaa aadooy hunooy yaa • La hobaalin hoobalow waa • Waan dhintaa waan dheelmadaa • Waan dhaqaaqay hadaad i tidhi • Dhagar islaam baan soo duwaa • Heey yaa aadooy hunooy yaa • La hobaalin hoobalow waa, • • Visit my social • Pinterest   / ahmedwelibeeyo   • Twitter   / ahmedwelibeeyo   • Instagram   / ahmedwelibeeyo   • Contact us What'sapp • https://wa.me/c/252634214929

#############################









New on site
Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org