CAJIIB MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=8u4sUmcXBpk
Waxaan Safar ku tagay degmada Taariikhiga ah Murcanyo, kana tirsan gobolka Raasicasayr Puntland • Murcanyo waa magaalo xeebeed Cajiib ah, leh taariikh fog kana mid ah xeebaha ugu quruxda badan dhulkeena. Waa magaalo xeebeed leh Bad,Buuro,Beero una diyaarsan dalxiiska. • • #Murcanyo #raasicasayr #puntland #somalia #Travel #tourism #africa #documentary
#############################
