Baladweyne
YOUR LINK HERE:
http://youtube.com/watch?v=9dxeGLryNe4
Song: Baladweyn. • Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi AHUN. • Music by: Cabdikariin Faarax Qaari Jiir AHUN. • Melody: Hassan Aden Samatar • Heesta Baladweyn waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan looguna jecelyahay ee uu qaaday Hassan Aden Samatar. • Heestan oo inta badan bulshadu ka dheregsan tahay taariikhdeeda iyo siday kucuratay oo uu in badan fagaare kaga waramay Abwaan Hadraawi AHUN, waxayna xambaarsan tahay farriinta abwaanka markuu baladweyn kula kulmay bilcantii beerqaaday, quruxda iyo siduu uga falceliyey markii si kedis ah loogu wargeliyey inuu socdaali doono isagoo habeenimadii balan la lahaa Beerlula. • Waxyaabaha cajiibka ah ee heesta Baladweyn leedahay waxaa kamida isbedelka iyo teemyada kala duwan ee noocyada muusikada, heestani waxay noqonaysaa heesta ugu muusik teembada badan heesaha geyiga Soomaalida. • • • Spotify ππ½ https://open.spotify.com/artist/6TmLP... • Apple Music ππ½ / hassan-aden-samatar • YouTube Music ππ½ / hassan aden samatar - topic
#############################
