Didi Naji UUNSI Official Video











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=DENwrvqTQnI

Music by: Mohamed Naji © • Written by: Dadir Omar • Edited by: Labiib Naji • Guitar by: Abdi Gitaar • Director: Nashwan Naji • Music video by DIDI NAJI performing UUNSI. (C) 2019 Naji Productions under exclusive license to Shareero Stars. • NAJI PRODUCTIONS • COPENHAGEN - DENMARK • Spotify: • https://open.spotify.com/track/5mO12W... • Apple Music •   / didi-naji   • Lyrics: • (chorus) • Uunsi ma ii shididoo • waa ku uunsa lahaa • Fooxa ma ii shididoo • Aan fahmees tee lahaay • Uunsi ma ii shididoo • (Shididoo shididoo) • Waa ku uunsa lahaa • Fooxa ma ii shididoo • (Shididoo shididoo) • Aan fahmees tee lahaay • (1verse) • Uunsaneey kor ka shid • hoos ka shid aqalka shid • ee nawada shid • Fiicaneey fooxa shid • firaashka ku shid • fadhiga ku shid • oo nawada shid • (change) • Carafeey wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal shaqadeena ma ehee shiikh IYO Shariif mana moogo inaan shoornee shid • (chorus) • Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa • Fooxa ma ii shididoo • Aan fahmees tee lahaay • Uunsi ma ii shididoo • (Shididoo shididoo) • Waa ku uunsa lahaa • Fooxa ma ii shididoo • (Shididoo shididoo) • Aan fahmees tee lahaay • (2nd verse) • Cadareey cambareey cuud ka caraf badneey • udgooneey carafeey caleentii ubaxeed • la aantaa aabaarinye • An liibaani marii kihelee • jaceylaa An laazinaye • lamdaani mataaneenee • (change) • wixii shidan adigaa ka shidan • shanqar hadal shaqadeena ma ehee • shiikh IYO Shariif mana moogo • inaan shoornee shid • (chorus) • Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa • Fooxa ma ii shididoo • Aan fahmees tee lahaay • Uunsi ma ii shididoo • (Shididoo shididoo) • Waa ku uunsa lahaa • Fooxa ma ii shididoo • (Shididoo shididoo) • Aan fahmees tee lahaay • (outro) • Ayaayaaay yaa waayee • Shareero • Hadalkaa hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe • An hadalka hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe • hibadkaa isaaree xariir dahab lamudaawee

#############################









Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org