Burcadbadeedda Soomaalida oo soo laba kacleeyay gabdhaha Muqdisho iyo wadidda baabuurta VOA











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=EQHDoTSHpns

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Burcad-badeedda Soomaalida oo soo laba kacleeyay, Gabdhaha Muqdisho oo xiiseynaya wadidda baabuurta, qiimaha khudaarta Beledweyne oo aad hoos ugu dhacay iyo qodobo kale. • 01:08: Ciidamada Israel oo weeraray Isbitalka Al-Shifa • 02:56: Blinken oo madaxda Carabta kala shiraya Gaza • 03:36: Dagaal qowmiyeed oo ka dhacay dalka Chad • 05:13: Ruushka oo aargoosi ugu hanjabay Midowga Yurub • 06:11: Qiimaha khudaarta Beledweyne oo hoos u dhacay • 08:52: Gobolka Idaho oo baadigoobaya maxbuus baxsaday • 11:14: Burcad-badeedda Soomaalida oo soo laba kacleeyay • 16:35: Gabdhaha Muqdisho oo xiiseynaya wadidda baabuurta • 20:01: Muslimiin ku afura god dhulka ka hooseeyaa 1 km • 22:39: Mushkilad muhaajiriin ah oo ka taagan New York • 26:30: Booliska Istanbul oo isticmaalaya baabuur qaali ah • ๐ŸŸ  Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe https://www.youtube.com/@voasomali/?s... • ๐ŸŸ  Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan:    / voasomali   • ๐ŸŸ  Wararkii ugu dambeeyey kala soco: https://www.voasomali.com/ • ๐ŸŸ  Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook:   / voasomali   • ๐ŸŸ  Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali   • ๐ŸŸ  Nagala soco Twitter:   / voasomali   • VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. • Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

#############################









Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader ยฉ 2025

created by www.youtor.org