Xalka dhibteenu waa intan











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=M5DI08Z2Dyo

🔔 Subscribe • 👍 Like • 🎗️ Share • 💬 Comment • Soo dhawoow marka hore M/M, kanaalkan waxaan kusoo gudbinaa muuqaallada, waxtarka u leh bulshada . fadlan haddii aad wax uun ka faaiiday nala saaxiib oo nagu soo biir, asxaabtaadana gaadhsii. • Maxaan uga jeedaa +Tallaabo? • Sida ka muuqata magaca kanaalka. Hal tallaabo oo horumar leh oo aad qaaddo ayaa ka muhiimsan in aad joogto meeshii aad taagnayd. Inta badan waxa aynu yasnaa in aynu qaadno tallaabo yar . Tusaale ahaan haddii aad maalin walba caado ka dhigato in aad akhrido 1 page oo quraan ah waxa ay kuula muuqataa Wax aad u yar. laakiin, waxa ay kumanaan jeer ka qaalisan tahay in aadan quraanka kala furin maalin alle keeno. Ula jeedka magaca kanaalkan ayaa ah in aniga iyo adiguba maalintii timaadda aan joogin meeshii aynu joognay shalay, ee aynu ka dhaqaaqno ugu yaraan hal tallaabo • Halkan ka dhammayso -    • Maxaan uga jeedaa  +Tallaabo ?   • Follow us on Facebook - Plus Tallaabo

#############################









New on site
Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org