XASAN AADAN SAMATAR HEESTII LABEENYAHAY DARTAA











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=MkjfoE9z9cI

*******************LYRICS************** • *Laanyahay miraha laadlaadisee liicliicysaa • *Laabataydii baad ku lingaxantohoo • *Qalbigaad lushoo ku lamaantehee • *Laanayahay dartaa waxan ahay nin lumay • *Intuu leexo koray laamaha jacayl ay laso jabeen • ---------------------------------------------------------------------------- • *Kal laxiiba iyo laab xuunsho baa aan leeyahoo • *Kolka ay Libdhadu Lig usoo Baxdiyo • *Intay liiqa dhigin adigaa ku ladhan • *Labeenyahay dartaa waxan ahay nin lumay • *Intuu leexo koray laamaha jacayl ay laso jabeen • • • Legend hassan aadan iyo heesta LABEENYAHAY DARTAA Daawasho wacan . • • • Fadlan subscribe saar chanelka .‪@suudiofficialchannel‬ si aad ula socoto Heeso Badan oo Xul ah .

#############################









New on site
Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org