AWALE ADAN AABOW ISMAACIIl LYRICS HEESTII MADAXWEYNAHA JABUUTI 2019
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=QAAaJVgpAmE
#AWALE • Cawaale aadan oo hees ku amaaney madaxweynaha dalka Djibouti ismail omar geulleh • Lyrics • Waxaa horayba loo yidhi • Alla siduu wariyey heesaagu • Hantiyey macaan waa midaan • hoy lagaa odhane • Dhulka hooyo waa lama huraan • Waana la hubaaye • Horta nabad dadkaygoow • Mudaan kuu haraad qabaye • Qaranimadu geed la hadhsadoo • Hadhaca weeyaane • Hanaan socodka • Nabad iyo nimcada lagu halmaalaye • Midnimada haboon iyo shacbigu • wada jirkuu haysto • Alla guulahaad soo hoysay • bay ugu hooreyane • Halyeygii jabuutow • Ducaan kaa dhigey hiile • Follow on Facebook https://m.facebook.com/profile.php?id... • Copyright protected by ©CASKA FILMS
#############################
