MUSTAFE DOLLAR┇ILMADA HA U QUBIN XASUUSTAA Part 2┇ OFFICIAL MUSIC VEDIO 2021











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=ROmpH5RgZ7g

CODKA┇MUSTAFE DOLLER • EREYADA | FADXI CABDI XASSAN • LAXANKA | MUSTAFE DOLLER • MUSIC | MAWLIID XASSAN FAARAX • EDITED/PRODUCED┇ANIIS ATOM • SONG LYRICS _______ • Noloshu waa wada qordoofyo • Qaxarna laga waayi maayo • Jacaylkana qulub ma seego • Markuu calaf qiil ka waayo • Jacaylkaan wada quwaynay • Quw ayneen qurux u yeelnay • Qolfooftiyo ruuxda hoose • Dareenka ku quudinaynay • Siduu qoyskiinu yeelay • Kumuu noqon tacab qasaare! • Qof aan Qalbigaagi raacin • Haddii qasab lagugu siiyay • Adigu qalad haysi saarin • Ileen sidan baa qornayde • Shalay riyadaan qorshaynay • Qoondayneen wada astaynay • Hadduu ka adkaaday qaybku • Oo ay qabyo noqotay maanta • Sidani qadar bay ahayde • Indhaha haka qarin xaqiiqda • Ilmana haw qubin xasuusta • Qab wayni ku waajah xaalad • Aan cidi qosol kaa Filaynin • • Ha filin qandhadiyo xanuunka • Inaan qol madow la jiifo • Ha filin nabdigayga qayb yar • Inaan naxli kuugu qaadday • Ha filin qof dad kaa jeclaaday • Inaad qoortiisa goysay • Ha filin inay qoon i gaadhay • Qadarin baan kuu hayaaye • Rajee inay noqon qummaati • Noloshan qalqalooca keentay • • Subscribe saar si aan 100k u gaadho | SUBSCRIBE to reach 100k Subscribers. • Follow Atomkka :) • FaceBook ┇https://www.facebook.com/profile.php?... • Instagram┇   / atomkka   • Tiktok┇ www.tiktok.com/@atomkka • Snapchat ┇  / me4bkc2o   • —————————————————————————— • SUBSCRIBE to Reach 100K    / @atomkka   • ©️2020 ANIIS ATOM PRODUCTION | All Right Reserved

#############################









New on site
Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org