KULANKA JIMCAHA 9AAD
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=RyNF-stk7JY
Kulanka Jimcaha Qaybtii 9 • --------------------------- • Kulanka Jimcaha qaybtisa sagaalaad waxaa looga hadlayaa khatarta ay leedahay qadiyadda xukunka. • Waxaa la caddaynayaa in dadku ay raacaan laba hab-nololeed mid uun; kii Allaah soo dajiyay ama mid hawadooda ku dhisan. Dadka Allaah rumaysan jidkiisa ayay raacaan, kuwa aan rumaysnaynna hawadooda ayay raacaan. • Dowladda islaamka waxaa kali ah oo u furan inay sharciga Allaah qaadato, dimoqraadiyo waa nidaam ku dhisan dadka hawadooda. Dadka maanta caalamul-islaami ku nool kitaabkii Allaah way iska tuureen, gaalo ayayna raaceen. Cid maanta shariicada ku dhaqantaana ma jirto, dastuur iyo xeerar baa la wada dagsaday. • Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq waxa ay dadka uga digaysaa aayaha xun ee sugaya haddii ay sidaas ku dhintaan. • #Al_Saadicuun • Al-Saadicuun Bil-Xaq • www.sdahaqq.com/so • #the_proclaimers_of_the_Truth
#############################
