DAYAX DALNUURSHE BILYAN DHAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=YSgHOwKvmE0
#kingofthecity • Erayada Ahmed xaraf • laxanka samiir zaam • music maftuux cadceed • vocal recording xamaada alcasal • director and makeup by farhiathebosslady • • Bilic muuqa bidhaanteedu boga deeqday • Indho buuxsha i bogsiiya igu beeran • Saw dhamays burjigeeda ma bayaamin • Bilyan Dhaan baxsantayda ku badhaadhay • I baxnaansha biligeedaan ku badbaaday • Karka biiya qofkii bartay baaqan waayay • Oo bilaahi farxad beera bilcan weeye • Kooras • Dhibka baaja lurka baanta Boqoradayda • Waana badhkii noloshayda buuxinayay • Oo baasheeda intaan joogo ma buseelo • Oo basharka ruux kalana uma baahdo • Bilan edab ku barbaartay loona bogay • Qof baariya qof bislaaday oo bashaasha • Saw haldha badankayga kuma beerin • Beer luula markan bartay ka mabsuuday • I bogsiiya bidhaanteeda ku qaboobay • Booga dhaya badankayga u baneeyay • Oo bilaahi bilis oo dhan kala baxay
#############################
![](http://youtor.org/essay_main.png)