sidee loo sameeyo logo qurux badan











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=dg03f_sE7sk

WAA MAXAAY LOGO? • loogada waa sumad gaar ah oo lagu karto company ama insituation, taaso oo lagaga soocayo kuwa kale. • RAAC TILMAAMAHAN HOOSE SI AAD U SAMAYSO LOGO PROFESSIONAL AH: • (1) Ugu horeyn waa in aad haysato appka aad isticmaalayso oo ah adobe illustrator. • (2) Waa in ay ka go ‘aan tahay in aad samayso logo ama barato oo design garaneyso. • (3) Waa in aad taqaano xeerarka loogada marka la samaynayo (principles for logo). • (4) Sido kale waa in aad taqaano appka aynu isticmaalayso doono si aynu u samaayno logo design (adobe illustrator). • (5) Ugu danbayn waa in aad practice ka badiso. • NOTE: WAXA AYNU DESIGN GAREYN LABA NOOC QUDHIYATA OO KALA AH SIDAN SOO SOCOTA: • a) letter mark • b) combination mark. • Download app design(adobe illustrator) website link: • link: https://getintopc.com/

#############################









Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org