HEESTII GALEYR amp AL FANNAAN CABDULQAADIR BAGAAG LYRICS











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=e1WWOMpuN_A

   / jaalleallemagan   • Galowga haaddii. aar gooni meeraba. gurxan lagama waayoo. ileyn wuu gariiraa . Adaa qurux gobeediyo. heybad gaar ahaaneed. Guulle uu ku siiyoo. gidigood ku dhaafee. Adaa geesiyoon biqinee. galeyr yahow adaan . dhambaal gaar ahaaneed. gaarsii warkeygoo. gacantaada uga dhiib. Gudcur dam ah habeenimo . indhahoo aan geed arag. markaan gaar is iri baa. raadkeedii gees maray. Go'an roob ku hooriyo. geedahoo caleenlaan. gucle orod ku dhaafoon. harraad geesta ula dhacay. Adaa geesiyoon biqinee. galeyr yahow adaan . dhambaal gaar ahaaneed. gaarsii warkeygoo. gacantaada uga dhiib. Tilmaan gaar ah qaadoo. yaanu kaa gadmanine. guriga ay ku nooshahay. waa kan geedka weyn leh. ha gilgilin albaabkoo . gacal baa ilaashee. xidigaha garkoodiyo . guudka uga soo dagoo. Adaa geesiyoon biqinee . galeyr yahow adaan . dhambaal gaar ahaaneed . gaarsii warkeygoo. gacantaada uga dhiib.

#############################









Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org