Kan Ii Dudeyaa Yeelkii











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=hyNKF9rMSTA

‪@NoloshaCusub‬ • Kan Ii Dudaya Yeelkii • Daa’inkii i uumay • Kol hadduu i doortay • Anigoo dembiile ah • Igu duwey xaqiisii • Hadday maanta dunidiyo • I nacaan dadkoo idil • Dani igama haysee • Kan ii dudaya yeelkii • Masiixii u soo degey • Inuu daahir iga dhigo • Kol haddaanan dafirayn • Oon u ahay mid daacad ah • Haddii uu nin doorkiyo • I cadhoodo doqonkuba • Nafta uma dabraayee • Kan ii dudaya yeelkii • Dabiibkeenii weynaa • Kol hadduu daweeyey • Qalbigaygii dooxnaa • Ooy daxashu saarnayd • Hadduu maanta deriskiyo • I dagaalo ehelkuba • Dib u laaban maayee • Kan ii dudaya yeelkii • Haddaan mowdka dabadii • Duulkaa jannada udug • Dhex dabaalanaayiyo • Sayidkaba la degayo • Hadday maanta dumarkiyo • Raggoo idil i dayrshaan • Dhib weyn uma dareemee • Kan ii dudaya yeelkii

#############################












Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org