Sidee loo nashqadeeyaa power point presentation
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=kG1qHwgFwQc
Muuqaal kaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa sida ugu wacan ee loo design gareen karo power point presentation. • projectigaan waxaan u isticmaali doonaa Microsoft office 2016 • waxaan rajaynayaa in aad ka faaiidi doontaan cashirkaan • #subscribe #hiigsitech • / hiigsitech • follow us • facebook.com/hiigsitech • follow me • Instagram.com/moha_hirsi • wixii su'aal ah comments ka noogu soo gudbiy • Mahadsanidiin
#############################
