ARDAY BAN AHAY No music Cabdirashiid MKaalmooy
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=l5JbUO2J4Kw
CODKII Abdulrashid Muhiadin • / rasheed4so • / rasheed4so • / rasheed4so • / rasheed4so • [email protected] • #arday #arday_ban_ahay #somali • music nasir al shadli • camera : abshir zad • HARMOY STUDIO • produc prosound • mahadcelin : • PREMIRE BANK • Arder baan ahayoo, • ardey baan ahayoo, • ubaxii waddankaan ahayoo • waxaan u ordayaa ordayaa • dugsiyada u aadaa • inan aqoon kororsado dalkeyga anfacee • dadaalkii la imiyee • allahayow i gargaar • ilaahayow i gargaar. • Arder baan ahayoo, • ardey baan ahayoo, • iftiinkii arooyaan nahayoo • waxaan u ordayaa ordayaa • dugsiyada u aadaa • inaan aabo iyo hooyo • abaalkoodii gudee • dadaalkii la imiyee • allahayow i gargaar • ilaahayow i gargaar.
#############################
