Qisadii Nabi Huud CS Ahmed Faarah Ali Idaajaa











>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=nzAejr--cC4

Sheekoyinka Qura'anka waxaa qoray Maxamad Axmad Jaadal Mawla oo kamid ahaa aqoonyahaanada xafiiiska manaahijta ee wasaarada waxbarashadda iyo barbaarinta ee dalka masar, bartamaha qarniga labaad waxaa somaliyeyay halkana idinkaga soo jeedin doono iyadoo qaybqayb ah Axmad Farax Cali Idaajaa. • • Nabi Huud C.S. waa mid ka mid ah nabiyada Alle, Nebi Huud wuxuu ka dhashay qabiil la yiraahdo Caad oo loo soo direy. Reer caad waxay ahaayeen dadka ugu dheer uguna xoog weyn xiligoodii, waxayna ku faani jireen xoogooda. reer Caad waxay ahaayeen kuwo sanamyada caabudaan wayna difaaci jireen una dagaalami jireen sanamyadooda dartood. • • • 9:08 Hud ayada 56 • 10:15 al-Ahqaf ayada 24 iyo 25 • 11:58 hud ayada 117

#############################









New on site
Content Report
Youtor.org / YTube video Downloader © 2025

created by www.youtor.org