Safarkaygii Sudan halka ay ku kulmaan labada webi ee Niil Dalka Sudan
>> YOUR LINK HERE: ___ http://youtube.com/watch?v=cFZ7nTKajkA
Wabiga Niil waa wabiga ugu dheer caalamka, waxa uu u qaybsamaa laba qaybood oo kala ah niilka buluuga ah iyo niilka cad, labada wabi waxay ku kulmaan caasimada wadanka Suudaan ee Khartuum. • • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 44 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. • Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. • I discover the world on my way, and I have visited so far, 44 countries and i am in mission to reach 197 countries. • • socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed . • ========================================== • Follow me: • Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan • Facebook: / geedisahan • Instagram: https: / geedisahan • ==============================================
#############################